Said Yusuf
Soo Dhawoow,
Waa Said Yusuf Mohamed, waxaan ahay Barre - dhaqtar,- Tababarre - Qoraa - Dhiirogeliye waxaan waxbarashada ka gaarey illaa Master Degree, Saddex batch iyo hal master baan heystaa, Mihnadda waxbarashada waxaan ku jiraa kudhowaad 10 sano.
Aqoonta aan u leeyahay maadooyinka iyo qibradda iyo waaya aragnimadeyda la xiriirta hannaanka waxbaridda ee Degital-ka ah ayaan goaansaday in waxa yar ee aan bartey aan bulshada inta aan karo ka gaarsiyo anigoo adeegsanaaya mareegtan OnlineMacalin.com.
Waxaan Marwalibo diyaar u ahay wixii weydiimo ah ee ka yimaada chapters-ka inaan uhelo warelin aad ku qanacdo anigoo adeegsanaya hannaanka loo yaqaanno Active learning maadaama laga soo gudbey Hannaankii waxbaridda ee qadiimiga ah ee loo yaqiiney Passive learning.
Soo dhawoow Mar kale, farxad ayey ii tahay inaad ka mid noqoto bahda OnlineMacalin.com
High School Chemistry FORM 1-4 ZOOM help
Haddad u baahantahay caawinaad ku saabsan Dugsiga sare, gado koorsadan kibna balan ka qabso macalinka oo toos ZOOM kaa caawindoona.
$10.00High School biology FORM 1-4 ZOOM help
Haddad u baahantahay caawinaad ku saabsan Dugsiga sare, gado koorsadan kibna balan ka qabso macalinka oo toos ZOOM kaa caawindoona.
$10.00CHEMISTRY FORM 3
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00CHEMISTRY FORM 4
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00CHEMISTRY FORM 2
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00CHEMISTRY FORM 1
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00BIOLOGY FORM 4
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00BIOLOGY FORM 3
FeaturedWaxaad course kan ku baran doontaa hab casriya oo fudud oo laguugu bari doono luuqada afsomaliga laguuguna hagarbaxayo si hagar …
$25.00$1.00BIOLOGY FORM 2

$25.00$1.00